Ka dhowr maqaarkaaga falaadhaha qorraxda adigoo isticmaalaya qorrax-ka-diffaacyada La Roche-Posay (Anthelios UVMUNE 400 SPF 50+) iyo Cetaphil Sun (SPF 50+). Waxay maqaarka sensitive-ka ah u fidiyaan xifdin buuxda, qoyaan dabiici ah, iyo dajin maqaarka ah iyadoo aan culays ama saliid lagu reebayn!
#Skincare#BeautyTips#Adeeg Fudud#HealthySkin